Wednesday, December 2, 2020
More

    Ra'iisal wasaare cusub

    Mahdi Guuleed oo magacaabay Guddi xil wareejin, iyadoo Ra’iisal wasaaraha cusub aanu kalsooni helin

    Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub. Arrintan ayaa timid, kadib markii...

    Afar faa’iido oo Madaxweyne Farmaajo ka helay magacaabis la’aanta Ra’iisal wasaare cusub Akhriso)

    Waxaa bishii labaad dowladda Soomaaliya ay tahay Ra'iisal wasaare la'aan iyo xukuumad rasmi ah oo aan jirin, kadib markii Baaralmaanku riday xukuumadii hore, isla...

    Muxuu xilligan Madaxweyne Farmaajo ugu yeeray xildhibaannada Beesha Hawiye..? (Akhriso sababta)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan ugu yeeray xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Hawiye, kadib markii ay u dhammaatay muddo 30 maalmood ah oo...

    XOG: Sababta Madaxweyne Farmaajo u dib u dhigtay magacaabidda Ra’iisal Wasaare cusub oo la ogaaday?

    Iyadoo la sugayo go'aannada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqan yihiin madaxda labada maamul Goboleed ee Puntland iyo Jubbaland ayaa waxaa soo baxaya...

    Muxuu Madaxweynuhu ku doortay Cumar C/rashiid? –Akhri shan qodob oo xasaasi ah–

    Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad u soo shaac baxay...

    Musharixiinta jagada Ra’iisal wasaaraha ee miiska u saaran madaxweynaha (3-da ugu horeysa & sida loo kala wato)

    Tan iyo kalsooni kala noqoshadii xukuumadda C/weli Sheekh Axmed oo ku beegneyd 6-da Bishan Disembar waxaa soo if baxayay warar kala duwan oo ku...

    Madaxweynaha oo la sheegay inuu Isniinta magacaabi doono Ra’iisal wasaare cusub

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay  inuu Isniinta 17-ka November iyo wixii ka danbeeya magacaabi doono Ra'iisal wasaare cusub...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...