Tag: Shirkadda Hormuud

30 Ardey oo ku guuleysatay Imtixaankii Deeqda Waxbarasho ee Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Munaasabad lagu soo bandhigayay Ardeydii ku guuleysatay Imtixaankii ay ka qaaday shirkadda Hormuud qaar ka mid ah Ardeydii sanad dugsiyeedka 2018-2019 ka...

Soomaalida oo Dagaal loo adeegsaday Baraha Bulshada ku qaaday Kenya & Ilhaan Cumar...

Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; "KenyaAggression" oo noqday...

Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay weerarrada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkadda Hormuud

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dhibaatada lagu shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato...

Ciidamada Kenya oo mar kale gubay Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud [Sawirro+Faahfaahin laga helay]

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud oo ku taalla Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamadaan...
Gudoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Mudane Axmed Maxamuud Yuusuf

Shirkadda Hormuud oo soo bandhigtay khasaaraha ay ciidamada Kenya u geysteen Xarumaheeda

Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo shalay shir aan caadi aheyn oo xog wareysi ah ku qabtay Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Jowhar, Beled Xaawo iyo Beledweyne...

SAWIRRO: Ciidamada Afka duuban ee Kenya oo Dad ku dilay Ceelwaaq, Qaraxna ku burburiyey...

Ciidamada dowladda  Kenya ayaa weerar qorsheysan ku qaaday tuuulada Dhuunte ee  degmada Ceelwaaq, gobolka Gedo, iyagoo si bareer u toogtay dad shacab ah, isla...

Ciidamada Kenya oo Gubay Xaruntii Shirkadda Hormuud ee Dhuuntow, Gobolka Gedo & Shaqaale lagu...

Ciidamada Dowladda Kenya ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, gaar ahaan Xarunta ay ku leedahay degaanka Dhuuntow ka tirsan...

Cilad ku timid Adeegga EVC Plus oo Qas iyo Jahawareer ka dhalisay Goobaha Ganacsiga...

Goobaha ganacsiga kala duwan ee Muqdisho ayaa maanta laga dareemay muran iyo cakirnaan ka dhalatay markii shaqeyn waayay adeegga EVC Plus ee lacagaha la...

Kaalinta Shirkadda Hormuud ka qaadatay Gurmadka & Gargaarkii Qaraxii Muqdisho [Warbixin]

Markii magaalada Muqdisho ay lasoo deristay murugadii weyneyd ee qaraxii Isgoyska Soope 14-kii Oktoobar 2017, ayna boqolaal qof noqdeen wax dhintay, qaar dhaawacmay iyo...

Ciidamada Kenya oo Gubay Xarun ay Shirkadda Hormuud ku leedahay Gobolka Gedo

Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa xalay gubay xarun ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Khadiijo-Xaaji oo udhexeysa magaalooyinka Beled Xaawo & Ceelwaaq...

XOG: Amar ay Alshabaab soo saartay oo ka dhaqan galay Muqdisho [Shirkadda Hormuud oo...

Amar ay soo saartay kooxda Alshabaab ayaa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho kadib markii shirkadda Hormuud ay joojisay adeegga farriimaha wararka degdegga ahaa ee...

Weriye Caan ah oo u xiran Shirkad Ganacsi & Warbaahinta Muqisho oo ka hadli...

Weriyaha caanka ee dhinaca xayeysiinta iyo wacyi-gelinta bulshada C/llaahi Muuse Kalgacal ayaa muddo bil ku dhowaad ah u xiran mid ka mida shirkadaha ugu...

Qaar ka mida Macaamiisha heysata telefoonada Hormuud oo cilad yaab leh ku dhacday

Qaar ka mida macaamiisha heysta telefoonada shirka Hormuud ee ugu weyn shirkadaha Isgaasiinta Soomaaliya ayaa cilad yaab leh soo wajahday maalmihii ugu danbeeyay. Ciladan ayaa la...

Degaanada Al-shabab ka taliso oo laga joojiyay shaqadii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Howlihii Isgaarsiineed iyo lacag diris ee Shirkadda Hormuud ayaa gabi ahaan laga joojiyay degaanada ay ka taliso Xarakada Alshabaab kadib markii Alshabaab tallaabadaasi qaaday....
error: Content is protected !!