Tag: Syria

Madaxweynaha Turkiga oo Soomaaliya uga mahad celiyey Mowqifka ay ka qaadatay howlgalka Milateriga dalkiisa...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa mahad celin diray dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kuwaasoo ku taageeray howlgalka...

Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga...

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka...

Somalia iyo Qatar oo ka hor yimid Go’aan Jaamacadda Carabta kasoo saartay howlgalka Turkiga...

Dowladaha Somalia iyo Qatar ayaa ka gows qabsatay oo ka hor yimid go'aan kasoo baxay shirkii degdega ahaa ee Wasiirada Arrimaha Dibadda...

Madaxweynaha Turkiga oo Amray Howlgal Ciidamadiisa ku galeen Waqooyig Syria & Wararkii ugu danbeeyay..

Madaxweynaha Turkliga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu bilowday howlgalkii Ciidamada Turkiga ee Waqooyiga Siiriya, iyadoo duqeyn cirka ah...

Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxay Waqooyiga Siiriya & Turkiga oo howlgal milateri ku gelaya...

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay bilaabatay daadgureynta...

Dowlada Somaliya oo war Cad kasoo saartay Buuraha Golan ee Israa’iil heysato [Akhriso]

Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay mowqifkeeda ku saabsan dhulka Buuraha Golan Heights ee Israa'iil heysato.

Dhaqtar Siiriyaan ah oo Muqdisho ugu Geeriyooday Dhaawac kasoo gaara Qarax loogu xiray Gaari

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaqtarkii u dhashay dalka Siiriya ee dhowaan Gaari uu la socday la Qarax loogu xiray uu...

Dhaqtar Ajnabi ah oo Qarax loogu xiray Gaarigiisa & Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladiisa

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaariga...

Go’aan uu qaatay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo khilaaf weyn dhaliyey

Madaxweynaha Mareykanka ayaa go'aan degdeg ah ku qatay in ciidamadii ka jooga dalka Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonaan sida ugu dhaqsiyaba badan. Go'aanka...

Israa’iil oo cabsi weyn kasoo wajahday Gantaalaha Casriga ah ee Ruushku siinayo Dowladda Suuriya

Dowladda Israa'iil ayaa cabsi weyn kasoo wajahday tallaabada uu Ruushku qaaday ee ah inuu Gantaalaha casriga ah ee difaaca hawada S-300 uu siinayo ciidamada...

Ciidamada Suuriya oo si khalad ah u soo riday Diyaarad Milateri oo Ruushku leeyahay

Wararka laga helayo sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Suuriya ay si khalad ah u soo rideen diyaarad nooca sahanka milateriga oo Ruushku...

Sacuudiga oo 100 Milyan Doolar u deeqay degaanada ay isku heystaan Turkiga iyo Mareykanka...

Dowladda Sucuudiga ayaa shaacisay inay 100 milyan oo doollar ugu yabooheyso dib u dhiska qeybo ka mid ah dalka Suuriya, gaar ahaanna woqooyiga dalkaasi...

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo Israa’iil ku tilmaamay Dowlad Argagixiso ah

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa eedeyn ba'an u jeediyey Yuhuudda, siagoo ku eedeeyey inay colaad ka hurinayso Bariga dhexe. Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in...

Dagaal u dhaxeeya Iiraan iyo Isra’iil oo ka qarxay dalka Suuriya & Cabsi laga...

Israel ayaa maanta sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen saldhigyo milatariga Iiran ay ku leeyihiin gudaha dalka Syria, iyaga oo ka jawaabaya gantaaallo Iran...

Iiraan oo markii ugu horeysay gantaallo ku garaacday fariisimo ay leedahay Israa’iil

Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in xoogagga Iiraan ay gantaallo ku soo garaaceen fadhiisimaha ay ku leeyihiin buuraha Golan Heights ee la haysto. Wuxuu sheegay in...

Amiirka Alshabaab oo diray Farriin ku saabsan dagaalka Suuriya [Dowladda Turkiga oo uu Gaaleysiiyay]

Amiirka kooxda Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar (Abuu Cubeydah) ayaa soo saaray farriin ku  saabsan xaaladda dalka Suuriya (Shaam) oo uu sheegay inuu  duullaan ay...

Ciidamada Dowladda Suuriya oo sheegay inay soo rideen Gantaallo lagu soo weerarray Saldhig Ciidan

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa saaka shaacisay inay soo rideen, kana hortageen Gantaallo lagu soo weerarray Garoon ku yaalla duleedka magaalada Xims ee dalka Suuriya. Saddex...

Madaxweynaha Ruushka oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Suuriya & Gantaalaha SAM...

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen dalka Suuriya oo ay dalkiisa xulufo yihiin. Warbixin laga baahiyey...

Ruushka oo sheegay in la soo riday inta badan Gantaalihii lagu weeraray Suuriya [112...

Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa shaacisay in inta badan gantaalihii lagu weerarray magaalooyinka Dimishiq iyo Ximis ee dalka Suuriya intooda badan lasoo riday, ayna ka...

SAWIRRO: In ka badan 30 Gantaal oo lagu weerarray Suuriya & Muuqaaladii ugu danbeeyay

Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarro duqeyn ah oo dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen dalka Suuriya. Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay...
error: Content is protected !!