Tag: Tahriibayaal

Tahriibayaashii ugu horeeyay ee Qaxootiga ku ahaa Liibiya oo laga dejiyay Dalka Rwanda. (Qoys...

Kooxdii ugu horeysay oo tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya oo ahaa qaxooti ku sii jeeday Yurub ayaa la geeyay dalka Rwanda, kadib...

Tahriibayaal Oromo ah oo lagu dilay weerarro ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib weerarro kala...

Soomaali ka mid noqotay Dadkii ku waxyeeloobay Duqeynta Xabsiga Tahriibayaasha ee duleedka Triboli.

in ka badan 44 qof oo qaxooti muhaajiriin ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo ka dahacay duleedka magaalada Tribobi ee dalka Liibiya,...

SAWIRRO: In ka badan 150 Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Saaka Muqdisho la...

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa saaka ka soo degay diyaarada siday ilaa 151 ka mida dhalinyarada Tahriibayaasha Soomaaliya ee ku dhibaataysnaa xabsiyada dalka...

KASHIFAAD: Wasiir Maareeye oo Tahriibayaal ka badan 30 Qof ku geeyay Turkiga magaca Ganacsato...

Shirkii Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhowaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa la sheegay inay ka dhacday fadeexad ku saabsan...

Dadkii ku dhintay Konteenarka oo la sheegay inaysan Soomaali ahayn

Waxaa la xaqiijiyay in 19 qof oo tahriibayaal ahaa oo ku dhintay kaidb markii ay ku neef qabatoobeen konteenar uu sida Baabuur xamuulka qaada aysan...

Tahriibayaal Soomaali oo ku dhintay Konteenar lagu xiray [Sawirro naxdin leh]

Tahriibayaal Soomali ah ayaa ku dhintay kadib markii lagu xiray Konteenar saarnaa gaari ay ku socdaalayeen dalka xuduudka u dhaxeeya Tanzania iyo Kongo si loogu...

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyoodey Doon kula degtay xeebaha dalka Masar

Dad ka badan 13 qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen kadib markii ay Baddu la degtay doon ay saarnaayeen, meel aan...
error: Content is protected !!