Sunday, February 23, 2020
More

    Tag: Taliyaha Booliska

    Taliyaha Booliska oo shaaciyey War aan la fileyn. “Amniga dalka waa lagu soo ...

    Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa shaaciyey in amniga dalka lagu soo duulay, isla markaana uu meel xun marayaa.

    Taliyaha Ciidamada Booliska oo shaaciyey tirada Qasaaraha Qaraxii Ex. Kontrol, iskana difaacay Muuqaal laga...

    Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa shaaciyay qasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada...

    Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland oo Geeriyooday [Ra’iisal wasaare ku xigeenka Somalia oo tacsi u...

    Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland jen. C/llaahi Fadal Iiman ayaa caawa ku geeriyooday Hargeisa, kadib markii uu xanuun muddo hayey loo dhigay...

    Taliyaha Booliska oo isku shaandheyn ku sameeyay Qaar ka mida taliyeyaasha & Qeybaha Booliska...

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen, Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida taliyeyaasha iyo Saraakiisha sare ee ciiidamada...

    Xarun KMG ah oo loo diyaariyey bixinta Waraaqaha Dembi-la’aanta CID-da & Isbedel weyn oo...

    Taliska Ciidamada Booliska ayaa isbedel weyn ku sameeyay qaabka loo bixin jiray warqadda Denbi la'aanta ee CID-da bixiso, taasoo dowladda Somalia ay...

    Taliyaha Cusub ee Ciidamada oo Booliska tallaabo muhiim ah qaaday [Amar uu ku bixiyey...

    Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa qaaday tallaabo muhiim ah, kadib markii uu maanta kormeer ku tegay...
    Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar

    Jeneraal 40 sano Milateri ahaa oo loo dhiibay hoggaanka Ciidamada Booliska Somalia. [Akhriso Taariikhdiisa]

    Waxaa dhowaan isbedel lagu sameeyay hoggaanka talisyada ciidamada dalka, iyadoo xilalkii laga qaaday dhammaan afarta taliye ee ciidamad Qalabka sida, lana magacaabay...

    Taliyaha Booliska: “Anigaa amray in la xiro Kawaanka Malaayga C/casiis” [Akhri sababta & Heshiis...

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay inuu isagu bixiyey amarka lagu xira suuqa Malaayga ee xeebta Liido, degmada C/casiis, Gobolka...

    Taliyaha Booliska oo faahfaahin ka bixiyey Askarta loo xiray Dilkii Ardayad Deeqa Daahir ee...

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa faafhaahin ka bixiyey askar loo xiray dilkii loo geystay gabar 9 sano jir ah oo...

    Dowladda Qatar oo taageero tababar & Qalab ah u ballanqaaday Ciidamada Booliska Somalia

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u jooga Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa Asad Haashim,...

    Taliyaha Cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

    Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay. Munaasabad ka dhacday xarunta Booliska ee magaalada Muqdishooo...

    Taliyeyaasha Booliska Federaalka & Maamul Goboleedyada oo Shirweyne furmayo Magaalada Baydhaba

    Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo  ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo. Wafdiga Booliska waxaa garoonka magaalada Baydhaba ee...

    Taliyaha Booliska oo shaaciyay tirada rasmiga ah ku dhintay Qarixii Is-miidaaminta Scuola di polizia

    Taliyaha xilka sii haya ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir jaraa’id ku qabtay Dugisga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliya ee qaraxa...

    Taliyihii Qeybta Galbeed ee Booliska Muqdisho oo xilkii laga qaaday [Gacan-ka-hadal dhex maray taliyaha]

    Taliyihii Ciidamada Booliiska ee Qeybta Galbeed Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday, iyadoo taliye cusub xilkaasi loo dhiibay. Wararka ayaa sheegaya in xil ka qaadista...

    Guddi Baarlamaan oo u yeeray Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidamada Booliska [Akhriso]

    Guddiga Amniga ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta u yeeray Wasiirka Amniga iyo Taliyaha ciidamada Booliska oo kulan gaara ay kula yeesheen xarunta Guddoonka Baarlamaanka...

    XOG: Agaasimaha Madaxtooyada oo ka hortegay xil ka qaadista Taliyaha Booliska Soomaaliyeed

    Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe lagu doonayay in xil ka qaadis lagu sameeyo Taliyaha Booliska...

    Taliyaha Booliska oo loo heyso falal Amni darro oo ka dhacay Muqdisho [Yaa hortaagan...

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saciid ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xilka laga qaadayo isagoo sheegay inuu xilka sii heyn doono. Warka Taliye...

    XOG: Taliyaha Ciidamada Booliska oo Qarka u saaran in xilka laga qaado & fadeexad...

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saacid ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay xil ka qaadis. Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in Jeneraal...

    Taliyeyaashii Saldhigyada Booliska G/Banaadir oo isku shaandheyn lagu sameeyay [Akhriso]

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen, C/xakiin Daahir Saacid ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir. Taliyeyaasha qaarkood ayaa xilka laga qaaday iyadoo la...

    XOG: Taliyaha Ciidamada Booliska oo xilalka ka xayuubiyay saraakiishii lasoo shaqeysay taliyihii hore

    Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Gen. Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xilalka uga qaadayo saraakiishii ugu badneyd ee ciidamada booliska. Taliye...
    137,100FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,166FollowersFollow
    error: Content is protected !!