Tag: Ugaas Xasan

Ugaas Xasan oo Dowladda Somalia ku eedeeyay inay Caruurta Reer Hiiraan u qoraneyso Askar...

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay diidaan...

Xasan Sheekh Maxamuud oo hoygiisa Magaalada Beledweyne ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Xasan...

DHAGEYSO: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Eedeyn ba’an u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa eedeyn u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed isagoo sheegay inuu xiriir dhex maray,...

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Muqdisho u yimid la-kulanka Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif  ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Ugaaska waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay taliye ku xigeanka ciidanka Boolsika General...

DHAGEYSO: Cali C/llaahi Cosoble oo u jawaabay Ugaas Xasan, kuna dhawaaqay goobta lagu soo...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in xubnaha Aqalka sare ee maamulkiisa lagu soo xuli doono Magaalada Jowhar. Madaxweynaha Hirshabeelle ku adkeystay in...

DHAGEYSO UGAAS XASAN: “Anigoo Beledweyne dhex taagan ayaa la i yiri diyaarad ayuu u...

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegayay inuu taageeray maamulka dhowaan la dhisay ee Hirshabeelle. "Anigoo diyaarad saaran ayaa la yiri...

Kulan kooban oo dhex maray Ugaas Xasan & Cali C/llaahi Cosoble [Siyaasiyiin caan ah...

Kulan goor dhoweyd dhex maray madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka dhacay magaalada Beledweyne. Kulanka oo aan waqti aad...

XOG: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif miyuu taageeray Maamulka cusub ee Hirshabeelle..?

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas ayaa laga dhaadhicinayaa inuu aqbalo, lana shaqeeyo maamulka cusub ee Hirshabeelle. Wararka ayaa sheegaya in xiriir ay wada yeeshaan...

DHAGEYSO: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo afka furtay: “8 Oday oo Beledweyne joogtay anigaa...

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa qirtay inuu keligiis ku haray mucaaradnimada maamulka  loo sameynayo gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee la...

Wasiir Odowaa oo shaaciyay in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu tegayo Magaalada Jowhar

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu tegi doono magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka...

KASHIFAAD: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo laga sugayo Muqdisho, kuna biiraya Shirka Jowhar

Xog ay heshay Goobjooge.com ayaa sheegeysa in Ugaaska Beesha Xawaadle uu ku soo jeedo magaalada Muqdisho, isagoo kadibna tegi doona magaalada Jowhar ee xarunta...

Laba guddoomiye oo isku heysta Madaxweynaha Maamulka Goboleedka cusub ee Hiiraan

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Maamul  mucaarad ah oo ay dhismihiisa ku howlan yihiin Ugaaska Beesha Xawaadle iyo taageerayaashiisa la isku...

DHAGEYSO: Ugaas Xasan oo Qaadacay Go’aankii Guddiga Doorashadada Dadban

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah ugaaska beesha Xawaadle ayaa qaadacay go'aan kasoo baxay guddiga Doorashada Dadban. Ugaaska oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne...

Ugaaska Beesha Xawaadle oo lagu daray Liiska Odayaasha 135 ee Rasmiga ah [Akhri Go’aanka...

Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa ansixisay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ka mid noqdo Odayaasha rasmiga ah ee Beelaha Soomaaliyeed. Ugaaska...

DHAGEYSO Xildhibaan Jeesow: “Ugaas Xasan & laba Ugaas ayaa ku haray Beledweyne..”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan yahay maamul loo dhiso...

DHAGEYSO UGAAS XASAN: “Waxaa nasiib darro ah in danjire Afey kala garan waayo Islii...

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa wakiilka IGAD ee Soomaaliya ku eedeeyay ka baxay wixii ay isku ogaayeen. Ugaaska oo shir jaraa'id ku...

Odayaasha dhaqanka ee uu hogaamiyo Ugaas Xasan oo ka hor yimid qorshaha Shirka Jowhar

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan qaarkood ayaa ka hor yimid shirka maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo lagu dhawaaqay in dib...

Musharixii ugu horeeyay ee Madaxweyne oo iska xaadiriyay Magaalada Beledweyne

Mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo  hore u soo...

Xasan Sheekh oo ku adkeystay in degdeg loo dhisayo maamulka Hiiraan & Shabeelaha Dhexe

Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa go'aansaday in la dhiso maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dib loo bilaabayo shirkii magaalada Jowhar. Madaxda dowladda Federaalka iyo...

Lebiskii Ugaaska Xawaadle ee Caleemo saarkiisa oo Qaraaxo iyo Dood dhaliyay (DAAWO VIDEO)

Baraha warbaahinta ee bulshada Soomaalida ku xiriirto waxaa lagu soo bandhigay qaraaxo laga sameeyay qaabkii uu u lebistay Ugaaska dhowaan la duubay ee Beesha Xawaadle...
error: Content is protected !!