Wednesday, December 2, 2020
More

    Xafiiska Ra'iisal wasaaraha

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo laga nadiifiyey La-taliyeyaashii Kheyre! (Akhriso Liiska xubnaha shaqada ka tegay)

    Jawi cusub oo aan hore u soo marin ayuu galay xafiska Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, kadib markii uu xilka iska casllay Ra'iisal wasaarihii hore Xasan...

    La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

    La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu...

    Cali C/llaahi Cosoble oo shaaciyey in Bartiisa Facebook la jabsaday oo lagu weerarray Ra’iisal wasaare Rooble

    Madaxweyihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa saaka bartiisa Facebook kusoo qoray in lacah baad lagu weydiistay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble,...

    QIIMEYN: Rooble iyo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha- Caqabadaha ku bilowday iyo dhaqdhaqaaqiisa (Akhriso)

    20 maalmood ayaa laga joogaa markii loo xilka Ra'iisal wasaaraha lo magacaabay Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxameed Xuseen Rooble, oo kalsoonida Baarlamaanka helay...

    Jaha-wareer hareeyay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha (Xoghaye la eryay 40 Berri ka hor oo dib loo magacaabay)

    Xaalad jaha-wareer ah ayaa hareysay Xafiiska Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo muddo 45 maalmood ah uu sii-haye ahaan u hoostaga Sii-hayaha Ra'iisal wasaare ku...

    XOG: Maxa ka dhacay Madaxtooyada..? (Gaari Awood lagula wareegay & Xoghaye xilkii laga qaaday)

    Dhacdo lama filaan ah ayaa Galabta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii ciidamada Madaxtooyada ay si awood sheegasho ah kula wareegeen Gaari uu...

    Wiil ka tirsanaa Xafiiska Madaxweyne Farmaajo oo la wareegay xogheynta Ra’iisal wasaaraha

    Xafiiska Ra'iisal wasaaraha waxaa maanta ka dhacday xil wareejin meesha looga saaray Xoghayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi. Waxaa xilka...

    XOG: Wacyi-gelinta Coronavirus oo noqotay Mashruuc (Xafiis Sare, Wasaarad & NGO’s ku lug yeeshay)

    Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro ka hortagga Coronavirus, lana sameeyay Guddiyo kala duwan oo arrintan qaabilsan ayaa waxaa soo...

    Shaqaale ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisal wasaraha oo laga mamnuucay Madaxtooyada [Akhriso]

    Qoraal ka soo baxay xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in shaqaalihii Agaasinka Bii'ada ee Xafiiska Ra'iisal wasaaraha laga...

    Saxafiyiinta Muqdisho oo soo saaray cabasho ka dhan ah Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha [Sawirro]

    Saxafiyiinta Muqdisho ayaa ka cabanaya hab dhaqanka Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Sooomaaliya oo ay sheegeen inuu caqbado waaweyn ku hor gudbay, kuna hayo tacadiyo joogto...

    KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha lagu qorto qaab Qabiil?

    Warbixinno lagu faafiyay qaar ka mida website-yada Soomaalida ayaa Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku eedeyay shaqaaleysiin qabyaalad ku saleysan, waxaase la ogaaday inay arrintaasi...

    Mid ka mida la-taliyeyaashii Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Shaqadii isaga tegay [Akhriso sababta]

    La-taliyihii dhinaca Warfaafinta Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya C/qaadir Maxamed Cashar (Nadaaraha) ayaa la sheegay inuu shaqadii ka tegay isasoo is casilaadiisa uu aqbalay Ra'iisal wasaare...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...