Tag: Xildhibaan Fiqi

Xildhibaan Fiqi: “30-kii Balanqaad ee Farmajo waxaa ka run noqday magaciisa” [Qiimeyntii ugu...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si la yaab leh u qiimeeyay waxqabadkii 2-da sano ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo muuqaal...

HAY’ADDA NISA HANGASHTII U EKAA.!! [Xildhibaan Fiqi oo Qormo ku weerarray NISA -Akhriso]

Ma ahan markii koowaad oo twitter duulaya looga jawaab-celiyo ama lagu soo aadiyo xilli dhimashada iyo Dhaawac ka dhashay qarax ay Alshabaab sameeyeen umaddu...

Xildhibaan Fiqi oo Magaalada Garowe kasoo diray Farriin Culus oo ku socota Madaxweyne Farmaajo...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Soomaaliya ee khilaafku u dhaxeeyay, wuxuuna madaxweyne Farmaajo...

Xildhibaan Fiqi oo jawaab kulul u diray Farmaajo (Villa Somalia waxay baahi u qabtaa...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoo sheegay inuu u gefay guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo xildhibaanadii...

Xildhibaan Fiqi: “Madaxda Villa Somalia iyagoon 2 sano gaarin ayay kaararkoodii oo dhan xoqdeen..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u cambaareeyay falkii ay ciidamada amniga ku hor istaageen xaflad lagu soo xiri lahaa tababar hotel ku...

Xildhibaan Fiqi oo farriin yaab leh u riday Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada mooshinka xil ka qaadista ka keenay madaxweynaha Farmaajo ayaa baaq u diray Madaxweyne Maxamed...

Xildhibaan Fiqi: “Farmaajow xilkan waa kugu culus yahay ee laba sano oo kale hanoogu...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga...

Dagaal Baraha Bulshada ku dhex maray Xildhibaan Fiqi iyo Guddoomiye Yariisow oo la xaliyey

Dagaal baraha bulshada ku dhex maray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa is-afgarad iyo waanwaan lagu soo dhammeeyay markii ay...

Xildhibaan Fiqi: “Yariisow hala gaarsiiyo Shacabka Muqdisho uma baahna Guulwade..” [Jawaab Culus]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray Duqa magaalada Muqdisho oo si weyn u dhaliilay mucaaradka dowladda, wuxuuna u sheegay shaqada u...

Xildibaan Fiqi oo Diginiin u jeediyey Warbaahinta dowladda, una jawaabay Ra’iisal wasaare ku xigeenka...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliilaay war kasoo...

Xildhibaan Fiqi: “Baaqa Dowlad Goboleedyada wuxuu muujinayaa in madaxda Dowladda ku fashilmeen hoggaaminta dalka”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ku kacsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Go'aannada iyo Baaqa ka soo baxay...

Xildhibaan Fiqi oo jawaab kulul u siiyey Wasiir Xoosh & taageeraha weyn ee Madaxweyne...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab ka bixiyey weerar ay ku qaadeen taageerayaasha Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo baraha bulshada si weyn ugu faaqiday...

Xildhibaan Fiqi: “Goormaa afhayeenkii Villa Soomaaliya loo magacaabay Jamaaludiin Mustafe -safiirka Itoobiya-?”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay war kasoo yeeray safiirka Itoobiya ee magaalada Muqdisho...

XIldhibaan Axmed Macalin Fiqi: “Waxaa muuqata in Madaxweynuhu dareemay khatarta dalku ku socdo..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in farriin uga timid guddoomiyaha golaha shacabka prof. Jawaari. Farriintasi ayuu...

Xildhibaan Fiqi oo kashifay Mooshin Cusub oo ay wadaan Xildhibaannada ay abaabushay Xukuumadda Soomaaliya...

Xildibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee sida weyn u taageersan Guddoomiyeaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa kashifay...

Xildhibaan Fiqi: “Waxay mareysaa in ‘Mooshinka Jawaari’ loo adeegsado Agaasimeyaashii, Odayaashii iyo Ganacsatada..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ololaha mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanaka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu gaarey heer culeys la saaro agaasimeyaashi...

Xildhibaan Fiqi: “Duullaanka lagu hayo Baarlamaanka waxaa isku bahaystay Maamul Goboleed, Xukuumadda iyo xafiiska...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo ayaa in xaalada ka taagan siyaasadda Soomaaliya...

Xildhibaan Fiqi oo shaaciyey Ballan isku dhaarsadeen Xildhibaannada ka horjeeda Mooshinka Jawaari [Akhriso]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in xildhibaannada ka horeeda mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ay galeen ballan ku saabsan badbaadinta Baarlamaanka. "Xildhibaanada golaha shacabku...

Xildhibaan Fiqi: “Inqilaabka hubaysan ee Xarunta Golaha Shacabka lagu qabsaday ma ahan mid sii...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in weerarka iyo inqilaabka lagu qaaday xarunta Golaha Shacabka aanu ahay mid sii socon kara. Xildhibaanka ayaa qoraal uu soo...

Xildhibaan Fiqi oo Afka furtay: “Mooshinka Jawaari waa is-miidaamin wadareed siyaasadeed oo fashil ku...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si aan hore loo arag uga hadlay mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Xildhibaanka ayaa sheegay in...
error: Content is protected !!