Tag: xukuumadda

Dowladda Somalia oo War Cusub ka soo saartay Doorashada Galmudug, kana hor timid Qoraalkii...

Dowladda Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug ka dhaceysa iyo halka ay ka dhici doonto, iyadoo ka hor timid qoraal...

Guddiga Kormeerka Xajka oo si kulul u beeniyay Warkii uu baahiyey Sheekh Cali Wajiis...

Afhayeenka Gudiga Kormeerka Xajka iyo Xubnaha Gudigda ayaa Beeniyay Qoraal uu Maanta Baraha Bulshada ku baahiyay guddoomiyaha Guddiga Sheekh Cali Wajiis...

Sheekh Cali Wajiis oo Qeylo dhaan Degdeg ah kasoo saaray xaaladda Xajka ee Sanadka...

Sheekh Cali Maxamuud (Sheekh Cali Wajiis) oo ka mida culimada sida weyn u taageersan dowladda Somalia, kana mida Guddi ay wasaaradda Diinta...

XAAF oo ka jawaabay Qoraalkii Xukuumada Somalia “Galmudug waa State xor ah oo madax...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo War kasoo saartay cabsida laga qabo Cudurka EBOLA

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay cabsida laga muujiyey Cudurka halista ah ee Ebola oo la sheegay inuu soo gaaray...

Wasiirka Waxbarashada oo Amar ku bixiyey Hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada.. [Wareegto]

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada oo la amray Dalladaha...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo abaalmarin u ballanqaaday Askar ka hortagtay Qaraxyo. (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen shalay ee Magalada Muqdisho.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka: “107 xildhibaan ayaa Qurbe joog ah, 8 Wasiirna waa Canadian…”...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed.

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay Dadkii lagu xasuuqay Magaalada Gaalkacyo.. [Daawo]

Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo dadkii lagu laayey dad shacab ah.

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Somalia? [Heshiis lala galay Qatar oo la meel...

Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali  Khayre.

Dowlada Somalia & Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ku kacaya 42 Milyan oo...

Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu maalgelinayo dib u dhiska Wadooyinka Gobollada dalka oo qeyb ahaan Midowga...

Wasiirka Arr. Dibada Norway oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Maxay ka wadahadleen Ra’iisal Wasaraha?]

Wasiirka arrimaha dibadda Norway haweeneyda lagu magacaabo Ine Marie Eriksen Søreide ayaa maanta socdaal ku timid magaalada Muqdisho iyadoo kulan la yeelatay...

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay Guddiga.. {Akhriso Magacyada}

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda SoomaaliyaXasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Guddiga qabanqaabada xuska sannad guurada 59-aad ee maalmaha xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku...

Maxaa keenay in Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dalka uu faraha la galo Arrimaha maareynta...

Qoraal ka soo baxay Ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku saabsanaa amar uu kasoo saaray Qashinka garoonka...

Sidee Dowlada Somalia u soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amniga Q/Midoobay kasoo saaray Somalia? [Akhriso]

Dowladda Federaalka Soomaalia oo soo dhoweysay qaraarka QM ee tirsigiisu yahay 2477 ee ka soo baxay kalankii goluhu yeeshay 31 May 2019...

Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday in Berri ku beegan tahay Maalinta koowaad ee Ciidul...

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta June ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee...

Dowladda Somalia oo Dardar gelisay Qorshaha bixinta Qandaraasyada Soo saarista Shidaalka Somalia.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sii xoojisay ololaheeda ku saabsan soo bandhigista daraasadda sahanka Gaaska Somalia, Qandaraas bixinta soo saarista shidaalka lagu tuhumayo inuu...

Dowladda Somalia & Shirkadda Spectrum oo shaaciyey jadwalka Qandaraaska soo saarista Shidaalka [Akhriso]

Wasaaradda Batroolka Dowladda Somalia iyo Shirkadda Spectrum Geo Ltd ayaa shaaciyay jadwalka loo qorsheeyay soo saarista shidaalka Soomaaliya ee hore...

Wasaaradaha Xukuumadda Somalia oo isku khilaafsan Arrinta Kenya [Wasiir & Safiir shir uga qeybgalay]

Waxaa soo shaac baxay in wasaaradaha xukuumadda Somalia aysan iska war qabin ama isku khilaafsan yihiin qaabka loola macaamilayo dowladda Kenya oo...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Habraacii Doorashada ee Xukuumadda Somalia. [Akhriso]

Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda...
error: Content is protected !!