Waxaa magaalada Jowhar ka socda Doorashada Kursi ka mida kuraasta Aqalka  hoose ee baarlamaanka.
Kursigan oo ah kan beesha Agoon/Xawaadle ayaa waxaa ku tartamay afar musahrax, toos ula soco.
Kursigan ayaa waxaa joojiyay in la qabto doorashadiisa guddiga doorashada oo sheegay inaan la qaban karin, laakiin  waxaa doorashada taageeraya oo si amar ah ku wada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.