Dowladda Soomaaliya ayaa Deeq waxbarasho dibadeed ah siisay tobankii arday ee kaalimaha ugu horeeya ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Sare ee dalka.
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo hore u shaacisay magacyada 10-ka arday ee kaalimaha ugu horeeya ka galay Imtixaankii dugsiyada sare aya soo saartay qoraal ay ardaydaas ku kala dooran karaan waxbarasho ay u tagaan dalka Shiinaha.

Tobanka arday ayaa doortay kuliyyadaha ay xiiseynayaan oo ay ka mid yihiin: Daawada, Saadaashada Hawada, Injineeriyadda Software-rrada iyo Makaanikada.
HOOS KA AKHRISO TOBANKA ARDAY IYO DEEQDA WAXBARASHO