Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaankii ugu da’da yaraa oo isu sharxay Guddoomiyenimada Baarlamanka Puntland

Xildhibaan da’ yar oo ka mida xildhibaanada Puntland Maxamed Axmed Ibraahim ayaa shaaciyay inuu  u taagan yahay xilka musharxnimada Gudoomiyaha Baarlamanka. Puntland.

Xildhibaankan oo la oran karo wuxuu ka mid yahay kuwa ugu da’da yar ee ku jira Baarlamanka Puntland ayaa ku doodaya inuu aqoon iyo karti u leeyahay xilkan uu isu  sharaxay ee Gudoonka Baarlamanka Puntland.  Xildhibaan Maxamed Axmed ayaa rajo ka muujiyay ku guuleysan doono xilka uu banneeyay  Saciid Xasan Shire.

Dad badan ayaa isweydiinaya sida ay suuragal ku noqon doonto inuu xilkan ku guuleyso isagoo ay isku beel kasoo wada jeedaan madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas).

DHAGEYSO CODKA MUSHARAXA DA’DA YAR

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON