Monday, July 14, 2025

DAAWO LA YAABKAN: Wiil 13 jir Soomaaliyeed oo sameeyay Qalab electrick si cajaa’ib leh u shaqeynaya

Wiil Soomaaliyeed oo agoon ah, kuna nool magaalada Buhoodle laguna magacabo Guuleed Aadan Cabdi ayaa soo bandhigay agab farsamo cajaa’ib leh oo maskaxdiisa uu ka hindisay, wuxuuna wiilkan isu geeyay caagado, fiilooyin iwm, wuxuuna kasoo saaray baabuur soconeysa, marwaxad shaqeyneysa iyo diyaarad duuleysa…!!!

qalab-guledyare
Qalabka uu ka sameeyay Guuleed Yare ayaa  la oran karaa wuxuu ka sitaa qalabkii yaraa ee uu xariga ku mutay wiilkii Mareykanka ee asalkiisu ahaa Suudaan ee Ahmed, iyadoo waxa kaliya ee Guuleed la’ yahay ay tahay in adduunka loo bandhigo.

Waalidka Guuleed yare ayaa dalbaday in wiilkan la kaalmeeyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON