Saturday, July 12, 2025

130 Sano jir ka mida Xujeyda Sanadkan oo lagu soo dhoweeyay Sacuudiga {Sawirro}

TOP NEWS

- Advertisement -

Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da’ weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka mid noqday dadka gudanaya waajibaadka Xajka.

Ninkan oo 130 sano jir ah ayaa isaga iyo xubnaha qoyskiisa ee la socda lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boqor C/casiis magaalada Jeddah, sida ay shaacisay wakaaladda Wararka ee Sacuudiga, waxaana lagu magacaabaa Ohi Aidros Samri, waxaana la socda lix qof oo ka mida qoyskiisa.

- Advertisement -

Waxaa xaajigan soo dhoweyntiisa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Xajka Sacuudiga oo guddoonsiiyey hadiyado loogu talogalay, waxaana la sheegay inuu taariikhda ku galay qofkii ugu da weynaa ee xajka taga inta la ogyahay.

- Advertisement -

WARARKA UGU DANBEEYAY

Latest News

Faahfaahin: Qarax lagu khaarijiyay Sarkaal Ciidan oo ka dhacay Afgooye iyo Alshabaab oo sheegatay

Qarax miino oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sababay qasaare...

UGU SHIDAN

Wax ka ogow 5-ta Maalqabeen ugu lacagta badan Soomaaliya [Majaladda FORBES]

Somalia oo lagu sheego dal fashilmay, kana soo kabanayso Dagaalladii Sokeeye waxaa lagu ammaanaa dadaalkooda ku aadan noocyadda Ganacsiga.Maalqabeenadda...

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saddex nin isku heystaan [Akhri Warbixin yaab leh]

Dacwad ku saabsan xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa ka taagan magaalada Muqdisho kadib fadeexad ka dhalatay dhowr nin mar...

AKHRISO: Natiijada Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya 2015-2016

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa natiijada Imtixaanka Qaran ee ay Wasaarradda Waxbarashada ay qaaday sanad dugsiyeedka 2015-2016.Arday kasta dugsiga...

DHAGEYSO: Ciidamo shaqada laga eryay oo kashifay Qorshe halis ah oo ka socda Xero ay maamulaan Imaaraadka Carabta

Saraakiisha dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ku tababarra ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay shaqada ka eryeen ciidamo...

XULASHADA