Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Saudi

    Dowladda Sacuudiga oo joojisay in Dalkeeda loo tago Cumro & siyaarada Masjidka Nebiga NNKH..

    Wakaalada wararka Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in la joojiyey dadka dalkaasi u tegaya Cumrada iyo booqashada Masjidka Nebiga NNKH ilaa mar dambe.

    Maxay ahayd Farriintii uu la dhintay Gen. Qasim Suleymani ee Dowladda Iiraan u dirtay...

    Ra'iisal wasaaraha Ciraaq ee xilka sii haya Caadil Cabdi-mahdi ayaa qarxiyey arrin aan la fileyn oo ku saabsan farriin uu siday jeneraalkii...

    Soomaaliya oo ka mid noqotay Isbaheysiga Dalalka Badda Cas ee Dowlada Sacuudiga dhistay [Akhriso]

    Soomaaliya ayaa ka mid noqotay Isbaheysi looga dhawaaqay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga, kaasoo ka kooban dalalka Badda Cas.

    Xukun Dil ah oo lagu riday 5 ka mida dadkii ka danbeeyay dilka saxafigii...

    Xeer ilaaliyaha Sacuudiga ayaa shaaciyey in lasoo dhammeystiray baaritaankii falkii dilka ahaa ee lagu Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul lagu qashay saxafigii...

    Shirkii madaxda Dalalka Khaliijka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Riyaad & Amiirka Qatar...

    Shirkii 40-aad ee madaxda dalalka Iskaashiga Khaliijka ayaa goor dhoweyd oo hadda ah lagu soo gabagabeeyay magaalada Riyad ee caasimadda Sacuudiga.

    Duuliye Sacuudiyaan ah oo Weerar ku qaaday Saldhigii lagu tababarrayey ee Mareykanka [Akhriso Farriintii...

    Askari Sacuudiga u dhashay oo duuliyenimo loogu tababarrayey dalka Mareykanka ayaa geystay weerar uu ku dilay saddex qof oo Mareykan ah, isagoo...

    WAR CUSUB: Iiraan oo sheegatay inay Gantaallo lagu weeraray Markab shidaal oo ay leedahay

    War kasoo baxay shirkadda leh Markabka shidaalka Iiraan ayaa sheegtay in Markabkeeda lagu weerarray laba Gantaal xilli...

    DEGDEG: Markab ay leedahay Iiraan oo lagu Qarxiyey agagaarka magaalada Jiddah & Wararkii ugu...

    War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Markab shidaal oo dalka Iiraan leeyahay lagu qarxiyey Badda Cas meel u dhow Dekadda magaalada...

    Madaxweynaha Turkiga oo weerar Afka ah ku qaaday Masar & Sacuudiga, Digniin culusna u...

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo shir jaraa'id qabtay ayaa si kulul uga hadlay howlgalka ay ciidamada Turkiga ku galeen Waqooyiga...

    Jeneraalkii ilaalada gaarka u ahaa ee Boqorka Sacuudiga oo toogasho lagu dilay iyo faahfaahin...

    Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in sarkaal ilaalo gaara u ahaa Boqorka Sacuudiga lagu dilay magaalada magaalada Jiddaha ee Sacuudiga.

    Sawirro laga helay Xarumihii Shidaalka Sacuudiga ee la duqeeyay [Daawo 18 Drone & Gantaallo...

    Weerar duqeyn lama filaan ahaa oo loo adeegsaday 18 diyaaradaha oo nooca Drone-ka ahaa lagu qaaday Xarumaha shidaalka Sacuudiga ugu waaweyn ee...

    Sacuudiga oo shaaciyey in 18 diyaarad Drone ah & 4 Gantaal lagu weeraray ...

    Dowladda Sacuudiga Sacuudiga ayaa Goor dhoweyd shaacisay in diyaaradihii Drone-ka ahaa ee lagu weerarray xarumaha shidaallka dalkaasi aysan ka imaan dalka Yeman,...

    Sacuudiga oo shaacinaya Ciddii ka danbeysay Weerarkii lagu qaaday xarumihiisa Shidaalka [Iiraan miyuu weerari...

    Sacuudiga ayaa sheegay inuu shaacin doono maanta ciddii ka danbeysay weerarkii lagu qaaday xarumaha laga soo saaro shidaalka dalkaasi oo sababay inuu...

    Boqorka Sacuudiga: “Sacuudiga waa iska difaaci karaa weerarka lagu soo qaaday, laakiin Caalamka waa...

    Boqorka Sacuudiga ayaa ka hadlay weerarradii lagu qaaday xarumaha Shidaalka ee Bariga dalkaasi oo sababay in kala bar uu hoos u dhaco...

    Madaxweyne Trump: “Sacuudiga waxaa laga rabaa inuu is-difaaco, haddii kale waa inuu Lacag badan...

    Madaxweynaah Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan weerarradii lagu qaaday xarumahad shidaalka Sacuudiga, kuwaasoo tilmaamaya inay Iiraan ku...

    Madaxweynaha Turkiga oo jawaab yaab leh ka bixiyey weerarkii xarumaha Shidaalka Sacuudiga [Yaa bilaabay...

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si la yaab leh uga jawaabay weerarkii lagu qaaday Xarumaha shidaalka dalka Sacuudiga oo dalal badan...

    Trump: “Qoryaheenna waa cabbeysan yihiin.. laakiin Sacuudiga ayaan ka sugeynaa Ciddii ka dambeysay weerarka”

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabbeysteen una diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu qaaday mid...

    Weerarkii Xuuthiyiinta Yeman oo sababay inuu joogsado kala-bar Shidaalka Sacuudigu soo saari jiray

    Dowladda Sacuudiga ayaa ayaa joojisay kala bar shidaalkii ay soo saari jirtay, kadib weerarkii Xuuthiyiinta Yeman shalay ku qaadeen xarumaha waaweyn ee...

    Xuuthiyiinta Yeman oo weerar ku qaaday xarumaha Shidaalka Sacuudiga [Laba Warshad oo Dab qabsaday-...

    Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday diyaaradaha is-wada ee Drone-ka ku qaaday xarumaha shidaalka lagu sifeeyo dalka Sacuudiga, waxaana weerarkaasi ka...

    Boqorka Sacuudiga oo markii ugu horeysay wiil uu dhalay u magacaabay Wasiirka ugu muhiimsan...

    Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa soo saaray wareegto uu xilka Wasiirka Tamarta ee Sacuudiga ugu magacaabay wiil uu dhalay oo lagu...
    137,392FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,180FollowersFollow
    error: Content is protected !!