Tag: Xajka

Wasiir Arrimaha Dibadda oo War kasoo saaray Kulankii dhex maray Madaxweynaha Somaliland.

Kulan magaalada Maka ku dhex maray Madaxweynaha Somalialnd iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dood weyn ka dhaliyey Baraha bulshada,...

Dood ka dhalatay Sawirro ay Xajka ku galeen Muuse Biixi & Wasiiro ka tirsan...

Waxaa si weyn loo hadal hayaa oo dood weyn ka dhaliyey baraha Bulshada Sawirro ay xajka wadajir ugu galeen madaxweynaha Somaliland Muuse...

Xujey Soomaali ah oo ka lumay Dadkii ay la socdeen kadib Maalintii 9-aad...

Wararka laga helayo magaalada Maka ee dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in xujey Soomaali ah ay ku lumeen inta u dhaxeysa magaalada Maka...

2 Milyan Xaaji oo maanta taagnaa Buurta Carafa [Daawo Muuqaaladii ugu danbeeyay]

In ka badan 2 Milyan oo qof ayaa maanta oo Sabti ah 9-ka Bisha Dulxaj oo ku beegan 10-ka Ogost 2019 waxay...

Xujey Soomaaliyeed oo lagu dayacay Magaalada Maka & Dowladda oo eedeysay Shirkado

Wararka laga helayo magaalada barakeysa ee Maka ayaa sheegaya in Xujey fara badan oo Soomaali ah ay ku dayacan yihiin magaalada Maka,...

130 Sano jir ka mida Xujeyda Sanadkan oo lagu soo dhoweeyay Sacuudiga {Sawirro}

Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da' weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka mid noqday...

Sheekh Cali Wajiis oo Qeylo dhaan Degdeg ah kasoo saaray xaaladda Xajka ee Sanadka...

Sheekh Cali Maxamuud (Sheekh Cali Wajiis) oo ka mida culimada sida weyn u taageersan dowladda Somalia, kana mida Guddi ay wasaaradda Diinta...

Puntland oo ka hor timid Guddi ay magacowday Xukuumada Federaalka Somaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor timid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay shaacisay Wasaarada...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyey in la kordhiyo tirada Xujeyda Soomaalida

Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku heshiiyey in la kordhiyo tirada Soomaalida loo qoondeeyay sanad kasta inay xajka tagaan, iyadoo lagu daray 2200...

DAAWO: Xaaji u dhashay dalka Ciraaq oo Geeriyooday markii uu iska tuuray Dabaqa Masjidka...

Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku  dhaqaaqay arrin yaab leh, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka Kacbada isagoo isla markiiba...

AKHRISO: Magacyada Xujey Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Xajka

Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in laba ka mida xujeyda Soomaalida ay ku geeriyooday xajka intii ay ku guda jireen gudashada waajibaadkii...

DAAWO SAWIRRO: Muuqaallo cajiib ah oo laga soo qaaday Xujeyda muslimiinta ee taagan Carafa

Iyadoo maanta ay xujeyda ka kala timid dunida dacaladeeda taagan yihiin Carafa ayaa maalintan lagu tilmaamaa mid ka mida kuwa muujinaya iimaanka iyo naxariista...

TOOS CARAFAAT: Xujeyda oo Maanta taagan Buurta Carafa (Waajibka ugu weyn ee Xajka)

In ka badan 2 Milyan oo Xaaji oo ka kala yimid dunida oo dhan ayaa taagan Buurta Carafa iyo agagaarkeeda iyagoo gudaha maalinta ugu...

SAWIRRO: Xujeyda oo ku qulquleysa MINA & Acmaasha Xajka oo si rasmi ah u...

Martida Alle ee xujeyda sanadkan ayaa ku qulqulaya maanta maxfalka MINA oo ah halka ay acmaasha xajka maanta ka bilaabaneyso maalinta 8aad ee Bisha...

Qaar ka mida dalalka Islaamka oo Boqortooyada Sacuudiga ku khilaafay Ciidul Adxaa [Akhriso Magacyada]

Qaar ka mida dowladaha Islaamka ayaa ku khilaafay Sacuudiga maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Adxaa iyo dhalashada bisha Carafo ama Dulxaj ee sanadkan...

Sacuudiga oo ku dhaawaqay dhalashada Bisha Dil-xaj & Maalinta ay ku beegan tahay Ciidul...

Maxkamada Sare ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa Caawa ku dhawaaqday maalinta Ciidul Adxaa ku beegan tahay iyo dhalashada bisha Dul Xaj. Maxkadda Sare ee Sacuudiga...

Shirkadda Jubba Airways oo Xajka Sanadkan ka baajisay Boqolaal Xujey ahaa & Xaalad soo...

XShirkadda diyaradaha Jubba Airways ayaa xajka sanadkan ka baajisay boqolaal Soomaali ah oo lacag iyo Baasaboor ay ka qaadeen waqti hore, kuwaasoo maalmihii ugu...

Sacuudiga oo Soomaaliya dib ugu celiyay Markab siday Xoolo lagu sheegay Cudur oo ka...

Dowladda Sacuudiga ayaa dib u soo celisay mid ka mida Maraakiib Xoolo u qaaday dalkaasi oo loogu talogalay mowsimka xajka ee sanadkan, kaasoo niyad...

Guddiga Awqaafta & Arrimaha Diinta Baarlamaanka oo War kasoo saaray xaaladda Xajka Sanadkan

War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu faahfaahiyey xaaladda xajka sanadkan ee muran...

DAAWO: Xujeydii ugu horeyay ee Soomaali ah oo u dhoofay Sacuudiga iyo Shirkad cusub...

Xujeydii ugu horeysay ee Soomaali ah ayaa maanta u socdaalay gudashada waajibaadka xajka, iyagoo ka dhoofay magaalada Hargeysa. ilaa 70 Xaaji ayaa shirkadda Ocean Airlines...
error: Content is protected !!