Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Dayactir lagu bilaabay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa dhagax dhigay dayactir cusub oo lagu sameynayo garoonka diyaaradaha duleedka magaalada Jowhar kaasoo sanadihii ugu danbeeyay ahaa garoon aan shaqeyn.

Guddoomiye Guudlaawe ayaa sheegay in garoonka oo dhererkiisu noqonayo 3km ballaciisuna yahay 20-30m ay isticmaali karaan diyaaradaha  dhammaantooda , wuxuuna u mahad celiyay madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo ugu yeeray dadka Shabeelaha dhexe inay ka qeyb qaataan.

Dayactirka lagu sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ayaa nooqayana laba qeybood oo qeybta koowaad lagu dayactirayo Dhabaha ay diyaaradaha ka duulaan iyo Dhismaha Xafiisyada iyo qeybaha soo dhoweynta oo lagu kordhinayo.

SAWIRRO

 

dhaga dhig (1)

dhaga dhig (2)

dhaga dhig (3)

dhaga dhig (4)

dhaga dhig (5)

dhaga dhig (6)

GOOBJOOGE.COM

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON