Wareysi xiiso badan oo ka mida wareysiga ugu kulul oo weriye Jaamac Daparani ka qaaday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa caawa laga baahiyay Telefishanka Somali Channel xilli uu weriyaha ku xiran yahay maalintii labaad magaalad Garowe ee maamulka Puntland.
Wareyiga oo wasiir Odowaa uga hadlay arrimo badan ayaa xiiso gaara lahaa iyadoo weriye Jaamac Daparani uu adeegsaday su’aalo aad u kulul oo wasiirkuna si degan oo xirfad leh uga jawaabay.
WAREYSIGA HOOS KA DAAWO
Goobjooge.com