Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Duuliyaha diyaaradii Ruushka laga soo riday oo u gacan galay mucaaradka Suuriya

Mid ka mida duuliyeyaashii diyaaradii dagaal ee Turkiga ay soo ku soo rideen xuduudka Suuriya dalkaasi la leeyahay ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay, iyadoo midkii kale aan warkiisa la hayn.

Duuliyaha dhintay ayaa u gacan galay kooxaha mucaaradka Suuriya ee gacansaarka la leh Turkiga, iyadoo baraha bulshada la soo geliyay meydka duuliyaha Raashiya oo dableydaas ay dul joogaan kuna qeylinayaan ereyo looga horjeedo Raashiya.

Raashiya ayaa ku  adkeysaneysa in diyaaradooda dagaal ee SU-24 aysan ku xadgudbin xuduudka Turkiga ee ay ku dhex jirtay xuduudka Suuriya.

Xaaladda ayaa kacsan waxaana iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan duuliyeyaashii diyaaradda la soo riday oo baarashuut uga booday diyaaradda

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON