Nin sheegay inuu u dhashay dalka Maraykanka kana tirsanaa Al-Shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee ku sugan Magaalada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay inuu naftiisa kala soo cararay Alshabaab.
Wareysi ay la yeelatay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayuu magaciisa ku sheegay Malik Cabdiwahab, iyadoo ay Alshabaab ugu yeeri jireen Khaliil.
Dhageyso
Goobjooge.com