Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO Xuseen Cirfo: “Dadkii na weeraray waxay ahaayeen Al-shabaab, wax dhaawac ahna ima gaarin…”

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) oo shalay gaari uu watay kooxo hubeysan ku weerareen wadada Maka Al-Mukarama ayaa sheegay in weerarkaas loogu dan lahaa in lagu khaarrijiyo, isagoo  kooxda weerarkaas ka danbeysayna ku sheegay inay ahaayeen Al -Shabaab.

Cirfo wuxuu sheegay in dhaawac fudud kasoo gaaray firirkoo xabadaha lagu soo furay oo aanay jirin cid kale waxyeelo ka soo gaartay weerarkaasi. Wuxuu ugu baaqay laamaha Amaaanka dowladda Soomaaliya inay shacabka la kaashato sidii ay uga hortegi lahaa kooxda Alshabaab.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON