Monday, July 14, 2025

DAAWO: Dhoolatuskii Xuska sanadguurada 72-aad ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

Xuska  sanadguurada 72-aad ee aasaaskii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dugsiga sare ee Booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho., iyadoo ay ka qeyb galeen madax uu ka mid yahay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaaliyeed.

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa munaasabadda ku soo bandhigay dhoolatus weyn iyo Gaadiidka ay ku howlgalaan iyo qalab casri ah oo ay u adeegsadaan shaqadooda.

DAAWO SAWIRRO

vlcsnap-2015-12-20-15h44m14s94 vlcsnap-2015-12-20-15h44m46s132  vlcsnap-2015-12-20-17h00m15s172 vlcsnap-2015-12-20-17h00m39s156 vlcsnap-2015-12-20-17h00m52s34 vlcsnap-2015-12-20-17h01m01s119 vlcsnap-2015-12-20-17h01m13s246 vlcsnap-2015-12-20-17h01m25s110 vlcsnap-2015-12-20-17h01m37s224 vlcsnap-2015-12-20-17h01m43s31 vlcsnap-2015-12-20-17h01m53s132 vlcsnap-2015-12-20-17h02m00s203 vlcsnap-2015-12-20-17h02m09s32 vlcsnap-2015-12-20-17h02m29s239 vlcsnap-2015-12-20-17h02m41s98 vlcsnap-2015-12-20-17h02m59s25 vlcsnap-2015-12-20-17h03m09s121 vlcsnap-2015-12-20-17h03m13s165 vlcsnap-2015-12-20-17h03m25s27 vlcsnap-2015-12-20-17h06m12s170 vlcsnap-2015-12-20-17h06m16s210 vlcsnap-2015-12-20-17h06m51s44 vlcsnap-2015-12-20-17h07m02s155 vlcsnap-2015-12-20-17h07m09s225 vlcsnap-2015-12-20-17h07m17s55 vlcsnap-2015-12-20-17h07m40s24 vlcsnap-2015-12-20-17h08m31s224 vlcsnap-2015-12-20-17h08m50s158

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON