Sunday, July 13, 2025

Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Jowhar (Faahfaahin ujeedkooda)

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Ceymoy iyo xubno la socda ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe oo dhowaan loo magacaabay inay marti geliso shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Wafdiga Wasiirka waxaa ka mida  Xildhibaanno iyo xubno kale oo sida ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi,  Agaasimah guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo xildhibaan Finlandes ah.

Wasiirka Kalluumaysiga ayaa sheegay in u jeedkooda uu yahay inay deeq dawo ah oo ka timid dowladda Filand  lagu wareejiyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe. “Dadka Dagan Magaalada Jowhar   Aad ayay noo soo dhoweeyeen maamul iyo Shacab looma kala harin waana ku ammaanayaa, waxaan qalabkaan aan waddno  ee caafimaadka ku wareejinaynaa Maamulka Gobolka” Ayuu yiri Wasiirka Ceymooy.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON