Wednesday, June 25, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Jowhar u tegaya qabanqaabinta shirka maamul u sameynta labada gobol

Wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaasi C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa)  ayaa maanta tegaya magaalada Jowhar oo uu ka socdo diyaargarowga shirweynaha maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

Wafdiga waxaa ka mida wasiiru-dowladaha maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo  xildhibaano ka soo jeeda gobolka. Wararka aya asheagayai n wasaaradda arrimaha gudaha ay wado diyaarinta magaalada Jowhar oo la geyn doono ciidamo AMISOM ah iyo kuwa nabadsugidda dowlada.

Dhinaca kale waxaa magaalada laga dareemayaa diyaargarow weyn oo ku saabsan marti gelinta shirka maamul u sameynta labada gobol.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON