Sunday, July 6, 2025

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya oo looga yeeray Baarlamaanka Federaalka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyadoo su’aalo laga weydiiyo faahfaahin ku saabsan Miisaaniyadda cusub 2016.

Miisaaniyadda 2016 ayaa laga hor akhriyay shalay Baarlamaanka iyadoo xildhibaano badan ay dhaliil ka keeneen qaabka lo diyaariyay.

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa Kulankii Baarlamaanka ka hor sheegay inuu maanta oo Khamiis ah Wasiirka Maaliyadda Maxamed Ibrahin Fargeeti uu Baarlamaanka imaanayo.

Maamulka dhaqaalaha dowladda iyo miisaaniyaddaha la keeno Baarlamaanka ayaan is waafaqsaneyn, taasoo keentay  in dood adag ka dhacdo baarlamaanka inkastoo ay ku dhamaatay in la ansixiyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON