Doorashada Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dhaceysa magaalada Baydhaba, iyadoo ay goor dhoweyd bilaabtay munaasbadda oo ay xilkan u taagan yihiin 2 musharax oo kala ah:
- Cali Xasan Cusmaan
- C/qaadir shariif Sheekhunaa Maye
146 xildhibaan ayaa hoolka shirarka ee Baarlamaanka K/Galbeed xaadir ku ah, si ay u doortaan guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen uu yeesho baarla
- Shukri Bashiir Haajir
- Ibrahim Xasan Buulle
- Maxamed Nuur Maxamed
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Baarlamaanka cusub ee K/Galbeed oo ah kan ugu tira badan baarlamaan goboleedyada dalka uu maanta yeelan doono guddoon.
Goobjooge.com