Sunday, August 10, 2025

DHAGEYSO: Cumar C/rashiid oo ku dhawaaqay heshiis ay gaareen Shariif Xasan & Axmed Madoobe

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali yaa ka warbixiyay kulan uu maanta isugu keenay madaxweynaaasha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Jubaland Axmed Madoobe.

Cumar C/rashiid ayaa ku dhawaaqay in cabashooyinka ka jira baarlamaanada Jubba iyo K/Galbeed laga heshiiyo, dowladaha federaalkana ay hormuud u noqoto. Shirka Kismaayana laga wada qeyb galo.

Dhageyso Ra’iisal wasaaaraha Soomaaliya

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON