Sunday, August 3, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharcigii Saxaafadda ee Baarlamaanku ansixiyay

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay shalay 9-ka Jananyo 2016 Sharciga saxaafadda oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo si rasmi ah sharciga ka dhigay mid ku dhaqankiisa bilaabanayo.

Sharcigan oo qaar ka mida saxaafadda ay qodobo dhowr ah sheegeen inaysan la socon karin xaaladda dalka, waxaa haddana ku adkeysatay wasaaradda Warfaafinta, waxaana la sugayaa sida labada dhinac ee uu quseeyo u dhaqmi doonaan.

AKHRI SAXIIXA MADAXWEYNAHA

saxiix

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON