Wednesday, June 25, 2025

Fanaanka caanka ah David Bowie (Seyga Iimaan C/majiid) oo geeriyooday

David Bowie oo ahaa Fanaan iyo Jilaa caan ayaa u geeriyooday cudurka Kansarka oo muddo sanad iyo bar ah uu la xanuunsanaa, waxaana xusid mudan in fanaankan ay u dhaxdo haweeneyda Soomaalida ah ee ku caan baxaday xayeysiinta Model-kaee Imana Cabdimajid .

Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska ayaa sheegay in uu koray isagoo dhageysanaya heesaha Fanaan caanka ah ee David Bowie..” David Bowie waxaa uu guursaday Imaan  sanadkii 1992, iyadoo ahayd haweeney  dharka iyo dahabka isku qurxisa,  waxayna u dhashay gabar lagu magacaabo Alexandria “Lexi” Zahra Jones.

David Bowie waxaa uu geeiriyooday iyadoo ay la joogaan dhamaan qoyskiisa, sidaa waxaa lagu sheegay war saxaafadeed lasoo saaray, waxaa Albumkiisii ugu dambeyeeyay soo saaray, waxaa uu ka koobnaa 7 hees.

Iimaan waxay ka mid tahay haweenka Soomaalida ee u saaran ragga cadaanka ah, waxayna qeyb ka tahay ololeyaal lagu difaaco xuquuqda haweenka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON