Tuesday, July 1, 2025

DAAWO: Dhaawacyadii ciidamada Kenya ee weerarkii Ceelcade oo diyaarado lagu daadgureeyay

Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya  iyo magaalada Wajeer loo daadgureeyay dhaawacyadii  Ciidamadii  Kenya ee  Al-shabaab ku qaaday Xero ciidan oo ku tiilay deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo. Waxaan qaar kamida dhaawacyada garoonka ku so dhoweeyay  wasiirka difaaca Kenya Raychelle Omamo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
6

11

1

3

2

5

4

11

12

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON