Xildhibaan Daahir Amin Jeesow ayaa eedeyn kulul u jeediyay wasiirka arrimaha dowladda Federaalka C/raxmaan Odowaa oo uu sheegay inuu cadaalad darro ku ssameeyay saamigii beeshiisa Gaaljecel ee degta labada gobol ee Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.
Daahir Jeesow oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in beeshiisa ay qaadacday qaabka loo qeybiyay odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada, wuxuuna sheegay in kulan ay la yeesheen Wasiirka arrimaha gudaha uu kula hadlay haddalo aan u cuntami.
DHAGEYSO XILDHIBAAN JEESOW
Goobjooge.com