Saturday, July 5, 2025

DEGDEG: Ciidamada Soomaaliya ee Gobolka Gedo oo badbaadiyay askar ka tirsan ciidamada Kenya

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay badbaadiyeen tiro ka mida ciidamada Kenya oo ka badbaaday dagaalkii cuslaa ee Alshabaab ku qaadeen xeradii Ceelcade ee Gobolka Gedo Jimcihii hore.

Mas’uul ka tirsan dowladda federaalka ayaa BBC u sheegay in 13 oo Kenyaati ah kana badbaaday weerarkii Alshabaab ku qaaday Ceeldcade ay bed qabaan oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda.

Dowladda Kenya ayaan weli shaacin qasaaraha ciidamadeeda ka soo gaaray dagaalka Ceelcade, waxaana weli jira ciidamo la la’ yahay nolol iyo geeri. Wararka ayaa sheegaya in askarta Kenya looga dilay weerarkaasi ay ka badan yihiin 100 askari.

Afar ka mida askarta dhimatay ayaa hore  loogu duuliyay magaalada Nairobi

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON