Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO XEER ILAALIYE KU XIGEENKA: “Qol yar ayaan galnay, laba dabley ayaa bam nagu soo tuuray…”

Xeer ilaaliye ku xigeenka Qaranka Maxamed Xasan Nuur oo ka mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay Baarka Liido Sea Food oo weerarka ay ku qaadeen kooxda Alshabaab ayaa ka sheekeeyay sidii ay u wax u dhaceen iyo qaabkii loo badbaadiyay.

“Qol yar ayaan galnay waxaa noogu soo galay laba dabley ah, bam ayay nagu soo tuureen, alle waa naga badbaadiyay, dhulka ayaan jiifnay” ayuu yiri Maxamed Xasan Nuur oo ka sheekeeyay wixii Baarka Liido ka dhacay isagoo VOA u waramay.

DHAGEYSO CODKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON