Sunday, July 13, 2025

SAWIRO: Ardayda & Macalimiinta Jaamacada SIMAD uga dhimatay weerarkii Liido

Qasaaraha ka dhashay weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday xeeba Liido maqribnimadii Khamiista ee 21 Janaayo ayaa si weyn u soo shaac baxaya, iyadoo dadka dhintay ay yihiin arday, macalimiin iyo haween.

Dadka Jaamacadda SIMAD ka tirsan ee weerarkaasi ku dhintay ayaa gaaray 5 ruux oo isugu jira Macalin caan ka ahaa  Jaamacadda, arday ka qalin jebisay iyo kuwo hadda dhigta. Sawirada ilaa shan arday oo dhiganeysay Jaamacadda SIMAD ayaa la soo dhigay baraha bulshada ay ku xiriirto, kuwaasi oo ku sugnaa maqaayadaha la weeraray.

Qasaaraha Jaamacada SIMAD kasoo gaaray waxaa ka mida:

  1. Ustad Cumar Colaad (oo macalin ka ahaa jaamacadda).
  2. Ismail Ahmed BIT05
  3. Ismail Mohamed Yusuf BIT05
  4. Younes Mohamed BIT08
  5. Ahmed Osman Ali BPA03 (oo dhowaan qalin jebiyay).

INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

1 2  3 4

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON