Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha amar siisay beelaha ka horjeeda Shirka Jowhar & xaalada oo ka sii dareysa

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa ka socda kulamo lagu xalinayo tabashooyin ay qabaan beelaha qaarkood oo ku aadan Shirka maamul u samaynta gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha oo laga furay xilli ay beelo badan shirka ka baxeen.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa dhankeeda u sheegtay beelaha tabashooyinka qaba inay  maanta kusoo xushaan xubnaha odayaasha uga qeyb galaya Shirka, waxanse la aqoon talaabada rasmiga ah oo wasaaradda amnigu ku dhaqaaqi doonto hadii beeluhu maanta  soo xulan waayaan xubnahooda.

Kooxda fududeynta shirka ee Wasiir Odowaa madaxda ka yahay ayaa sii wada inay ka careysiiyaan beelaha labada gobol, waxaana xaalada u
muuqataa mid ka sii dareysa, iyadoo dowladdu dooneyso inay waqti kooban ku dhisto maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON