Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO WAR CUSUB: Guddoomiyaha Garbahaarey: “Ciidamad Kenya waxaa ka dhintay 200 askari..”

Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay duqeyn aan loo meel dayin ku hayaan deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Wuxuuna ka hadlay khasaaraha ciidamada Kenya ka soo gaaray weerarkii Alshabaab ee Ceelcade inay gaareyso 200 askari oo ka dhintay.

Tiradan ayaa ah tii ugu badneyd ee mas’uul degaankaasi ka soo jeeda uu shaaciyo iyadoo dowlada Kenya aanay shaacin qasaaraha soo gaaray ciidamadooda.

DHAGEYSO WAREYSI GUDDOOMIYAHA GARBAHAAREY VOA LA YEELATAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON