Monday, August 4, 2025

Ciidamada Kenya oo ka baxay Degmada Badhaadhe iyo maleeshiyada Alshabaab oo la wareegtay

Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa saaka ka baxay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose, waxaana sidoo kale ka baxay ciidamada maamulka Jubba.

Saldhiga Badhaadhe ayaa noqonaya kii labaad oo Ciidamada Kenya isaga baxaan, waxayna sidoo kale isaga baxeen shalay Saldhigii Ceel-cadde ee dhawaan Alshabaab ku weerartay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON