Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Waa maalin taariikhi ah oon ku maamuseyno geesiyaashii naga dhintay…”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya munaasabad loogu baroordiiqayo askartii Kenya uga dhimatay weerarkii Alshabaab ku qaadeen xeradooda Ceelcade ayaa sheegay ciidamada Kenya ay naftooda u hureen difaaca Soomaaliya.

“Maanta waa maalin taariikhi ah marka aan u murugooynayo oo aanu  sharfeyno geesiyaasheenii la dilay,Alshabaab waan ka guuleysaneynaa…. waxaan kaliya oon leeyahay mahadsanidiin Kenya” ayaa laga soo xigtay madaxweynaha Soomaaliya inuu ka sheegay khudbadii Eldoret ka dhacday oo goor dhow uu ka hadlay sida uu toos u baahiyay telefishanka NTV.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dad badan siiba ku cambaareeyeen tacsida uu u diray ciidamada laga dilay Kenya iyo ka qeybgalka maamuuska askarta laga diley Kenya, iyagoo iska dhega tiraya jiritaanka nidaam dowladeed iyo diblomaasiyad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON