Sunday, July 6, 2025

Madaxweynaha Kenya oo ku adkeystay inay ciidamadiisa joogi doonaan Soomaaliya

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay, kuna celiyay in ciidankiisu ay joogi doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in Kenya ay ka baxeyso Soomaaliya, wuxuuna cadeeyay in la shaqeyn doonaan dalalka gobolka si loo jebiyo  Xarakada Al shabaab.

Isago ka hadlayay munaasbadii loogu baroor diiqay askartii laga laayay Kenya ayuu ku adkeystay inay Kenya ma sii mid ahaan doonto howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.

“Ma ahan waqtii aan dhageysan laheyn codadka guuldarada, dagaal ayaanu qaadnay sababtoo  ah danaheena ayaa ku jira, sababtoo ah waxaan rabnaa inaan soo celino nabadda Soomaaliya, waxaan kale oo aan dooneynaa inaan iska difaacno cadawga raba inuu na bur buriyo,” ayuu yiri Madaxweyne Kenyatta.

DAAWO VIDEO

https://youtube.com/watch?v=X_Y6U7hloRU

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON