Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Jubbaland oo si buuxda u taageertay Qaabka Doorashada 2016

Maamulka Jubba ayaa si buuxda u taaageeray Go’aankii Madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka 2016 oo dowladda Federaalka iyo beesha caalamka isla qaateen.

Afhayeenka maamulka Jubbland C/Naasir Seeraar Maax oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa caddeeyay in mowqifkoodii hore uu caddaa oo uu ahaa in xalku ku jiro qaab degaan, balse la isku raacay qaabka cusub ee dowlada Federaalka iyo Beesha caalamka qaateen.

Wuxuu intaaas ku daray in war murtiyeedka laga soo saaray shirkaasi uu yahay mid dhaxal gal waxayna taageereen in doorashada ay u dhacdo labada qaab ee 4.5 iyo maamul goboleedyada.

DHAGEYSO CODKA AFHAYEENKA MAAMULKA JUBBA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON