Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO C/raxmaan Xoosh: “C/weli Gaas heshiiska waa saxiixay, dadka ayuu khiyaamayaa waana tuug ay tahay xilka laga qaado”

Xildhibaan C/raxman Xoosh Jibriil oo Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu wax ka ogyahay, dhinaciisana ka saxiixay heshiiska Madasha ee Xamar ka dhacay, laakiin uu been u sheegayo dadka Puntland.

Xoosh Jibriil oo sheegay inuu Puntland kasoo jeedo ayaa cadeeyay in dadka Puntland ay tallaabo ka qaadaan C/weli Gaas oo mooshin laga keeno. “Aniga ayaa caddeynaya inuu tuug yahay C/weli Gaas, shirarkii waa fadhiyay beesha caalamkana waa la shiray, waana is og yihiin beesha caalamka”.

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON