Friday, June 27, 2025

Madasha Midnimada & Dimoqraadiyadda oo ka hor timid heshiiska Qaabka doorashada 2016

Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid heshiiskii Qaabka doorashada 2016 ee Madasha Qaran oo Muqdisho lagu gaaray.

War-murtiyeed ka kooban 7 Qodob ayaa madashu soo saartay, waxayna madaxda Soomaalida ku eedeysay inay fashilmeen, isla markaana uu jebinayo dastuurka Dalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Madasha

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON