Friday, June 27, 2025

DAAWO: Dowladda Kenya oo Gaadiid Dagaal oo casri ah u soo iibsatay dagaalka Alshabaab

Dowladda Kenya ayaa ciidamadeeda u soo iibisay gawaarida gaashaaman nooc casri ah oo loogu talogalay in lagula dagaalamo kooxda Alshabaab oo weeraro ka geysata gudaha dalka Kenya.

Sida qoray wargeyska The Staree kasoo baxa Magaalada Nairobi  waxay Kenya soo iibsatay 30 gaadiidka dagaalka oo nooc casri ah, waxaana la siin doonaa Ciidamada  Booliska Kenya oo madaxweynaha Kenya uu hore u sheegay in la xoojin doono oo aanay ku tiirsanaan doonin ciidamada Milateriga.

Booliska Kenya ayaa dhibaato weyn ku qabay cAl-shabaab oo uga awood batay weeraro dhowr ah, waxayna ka sheegteen inaysan heysan hub ku filan, taasoo keentay in dowladda Kenya ay suuqa gasho oo gawaari gaashaaman markii ugu horeysay lagu qalabeey ciidamo boolis ah.

bandhig

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON