Friday, June 27, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay dalab u diraan dowladda Kenya

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in dowladiisu guddi baaritaan u direyso Gobolka Gedo si ay u soo eegaan xaalada duqeymaha la sheegay in ciidamada Kenya ka gaysteen gobolka Gedo.

Waa markii ugu horeysay ee xukuumadda Soomaaliya ay ka hadashay duqeynta Kenya ka geysatay Gobolka Gedo oo la sheegay in dad lagu waxyeeleeyay aan la hubin xaqiiqadooda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON