Friday, June 27, 2025

Diyaaradiihii caalamiga ahaa oo hakiyay inay ka degaan Garoonka Muqdisho & baaritaanadii oo weli socda

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in duulimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray garoonka diyaaradaha Adan Cade ee Muqdisho ay maanta hakad galeen, kadib shilkii shalay ku dhacay Diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo Airline oo loo maleynayo inuu ka dhashay qarax.

Baaritaanka shilkii diyaaradda  Daallo ayaa socda, waxaana wararka saraakiisa waaxda socdaalka ku dhowdhow aya sheegayaan in ay u badan tahay in diyaaradda qarax gudaheeda ka dhacay uu saameeyay, taasoo keeni doonta in wax laga bedelo xaalada ammaanka garoonka Muqdisho. Dowladda federaalka, khubaro ajnabi oo Muqdisho soo gaartay iyo eeyo loo tababaray ayaa ka qayb qaadanaya baarista ayaa howlglay, waxaana baarista ka mida nin 60 sano jir lagu qiyaasay oo meydkiisa laga helay tuulada dhiiqaaleey oo ku tirsan degmada Balcad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON