Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle: “Cumar C/rashiid wuxuu wadaa madax geed ku dhaw, denbigii ayuu ku adkeysanayaa…”

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ku eedeeyay Ra’iisil wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid inuu sharci darro ku sii socda, isagoo markii hore hos istaagay sharcigii xisbiyada in Baarlamaanka la keeno, wuxuuna hadal kasoo yeeray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ahaa in xisbiyo aanay jirin uu ku tilmaamay inay tahay  “Madax geed ku dhaw”

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in arrintooda ay geeyeen maxkamadda sare isla markaana ay ka war sugayaan dacwad lagu soo oogo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA SALAAD CALI JEELLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON