Friday, June 27, 2025

Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL ee Muqdisho oo qiime dhimis balaaran ku sameysay khidmada Telefoonada Gudaha & Dibadda

Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL


BISHAARO: QIIME DHIMIS GUUD

Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL waxay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool bartamaha iyo koonfurta soomaaliya ugu bishaareyneysaa in qiime dhimis balaaran lagu sameeyay adeegga telefoonka gudaha iyo dibadda ee shirkadda.

Qiime dhimista oo bilaabaneysa 7-da Febraayo 2016, waxay noqoneysaa sidatan:

 WICITAANKA GUDAHA

$1 waxaad ku wici kartaa  70 daqiiqo maalintii

$1 waxaad ku wici kartaa  100 daqiiqo habeenkii

 WICITAANKA DIBADDA

$1 waxaad ku wici kartaa 10 daqiiqo,dalalka kala ah:

  •  Mareykanka
  • Kanada
  • Sweden
  • Norway
  • UK & dalalka kale ee Europe
  • India & Maleysia
  • iyo dalal kale

ADEEGGA ILA SOO HADAL

Addeega ila soo hadal ama DID oo markii hore qiimihiisu ahaa $22 waxaa hadda laga dhigay $15 kaliya.


 

KA FAA’IIDEYSO QIIME DHIMISTA BALAARAN EE SHIRKADDA ISGAARSIINTA SOMTELOO LA XIRIIR EHELKAADA & ASXAABTAADA DUNIDA KALA JOOGTA

FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR 151/215000

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON