Thursday, July 3, 2025

DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle oo la saftay maamulka Puntland

Salaad Cali Jeele oo ka mida siyaasiyiinta xisbiyada ee Muqdisho  ayaa taageeray go’aanka maamulka Puntland uga soo horjeesatay qaabka doorashada nidaamka 4.5, isagoo sheegay inuu yahay nidaam haraadi ah oo ay saldhig tahay qabyaalada.

Salaad Cali Jeelle wuxuu sheegay in Puntland ay qabto fekerka ah inaan la qaadan karin 4.5, isla markaana la fuliyo ballanqaadkii ay ee 2012-kii si looga gubdo marxalada uu haatan Dalka marayo, wuxuuna ka horjeestay xildhibaan las oo xulayo oo lagu raadinayo kursi sida uu yiri.

DHAGEYSO CODKA 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON