Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay madaxweyne C/kariin Guuleed

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid maamulka loo dhisay degmada Hobyo iyadoo ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug inuu cadaalad darro weyn ka sameeyay degmada Hobyo.

Xildhibaanada ayaa dhaliilsan maamulada dhawaan loo sameeyay magaalada Gaalkacyo iyo degmada Hobyo ee gobolka Mudug, waxaana ay sheegeen in hogaanka sifo aan wanaagsan u maray dhismaha maamuladda degmooyinkaasi, iyadoo wax badal kala hadlay arrintaasi.

Xildhibaanadan waxay shaaciyeen in cadaalad daro ay tahay qaabka loo wajahay dhismaha maamulkii ugu dambeeyay ee degmada Hobyo,  isla markaana aan maamulkaasi lagu dhisin 4.5 maamulkii ugu horeeyayna uu ku bilaabo cadaalad darro.

DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON