Thursday, June 26, 2025

Safaarada Soomaaliya ee Ankara oo beenisay inay VISA u dalabtay Ninkii isku qarxiyay Daallo Airlines

Safaarada Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa beesnisay  in safaaradaasi ay fiiso u dalabtay ninka isku qarxiyay Daallo Airlines ee lagu magacaabo  Abdullaahi Abdisalam Borleh.

Safaaradda ayaa wakaalada wararka ee AP u sheegtay inay been abuur tahay warqad safaaradda lagu saxiixay oo lagu faafiyay warbaahinta, taasoo sheegeysay in Boorleh uu yahay la-taliyaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Warqad la sheegay inay Safaaradda Somalia ee ku taalla caasimadda dalka Turkiga ee Ankara u soo dirtay Safaaradda Turkiga ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, oo looga codsaday inay u fududeeyaan  Fiisaha Abdullaahi Abdisalam Borleh.

HOOS KA AKHRI QORAALKA LA ISKU HEYSTO

sirculus

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON